Shiine Culay
Ku soo soo dhowoow boga aan ku leeyahay Youtube oo aad ka heli doontid Wararka dunida iyo kuwa dal oo maalin leh ah, sidoo kale waxaa ka daawan kartaa sheekooyin gaagaab oo xiiso leh.
Waa mahadsantihiin
Shiine Culay, Waa Weriye, Majaajilayte iyo Dhaqdhaqaaq.
Shiine Culay oo xaabo ahaan u shitay Ilkacase Qays iyo durbaankii uu ku buraanburi jiray
Shiine Culay oo xaabo ahaan u shitay Nimcaan Hilaac iyo xaal uu siiyey..
Awdal State oo noqday maamulka keliya ee hambalyeey Woqooyi Bari
Kiin Jama iyo Daaha oo heshiiyey, Dayax Dalnuurshe muxuu ka baran karaa
Shiine Qaran oo mayd garaacay Xamse oo ku soo xadgubay Somaliland
Xamse oo mooshin laga keenay iyo Shiine Culay oo kula taliyey inuu is casilo
Puntland oo la wareegaysa hubka saaran markabka
Shiine Culay oo u garnaqay Xamse iyo Wasiir Caydiid, Xaabo ahaana u shitay ..
Madaxweyne Cirro oo Jamhuuriyada Somaliland u soo hooyey guul taariikhi ah
Xasan oo xaraashanaya dhismaha Safaraada Soomaaliya ee Jarmalka
Mahad Salad iyo Mahadi Guled oo la magcaabayo, Sidee Ciidanka Xooga loogu soo jebiyey Aadan Yabaal?
Aisha Iikow miyaa laga eexday tartankii quruxda Miss Africa 2025
Faahfaahin qodobadii shirka Warsangeli ka soo baxay, Nabadii waa guulaysatay
Suldaanka Nabada Beelaha Somaliland oo shir jaraa'id qabtay
Khatarta ka dhalan karta Badda Soomaaliyeed ee Xasan u saxiixay Itoobiya
Xasan oo Soomaaliya ceebeeyey iyo Kenya oo ciidankii Xoogu firxad ugu galay
Ciyaaraha Puntland hadii Sool iyo Cayn ka qaybgalaan waa u dhimasho Khaatumo
Sababta ku kaliftay Madaxweynaha inuu magaca ka bedelo xerada Gordon
Horumarka Soomaalidu ka samaysay cuntooyinka - Maqaaxida Sabiib
Dabin oo VARkii aduunka aan ku soo qabtay | Martida Maqaaxida | Qaybtii Labaad
Dabin iyo Nasiye maxaa kaaga daahsoon | Martida Maqaaxida | Qaybtii Kowaad.
Mahad Salaad oo xafiiskiisa nagu qaabilay
Dalxiiskii aan ku tegey beerta Daarusalaam, sagootin la iigu sameeyey iyo quruda caasimada dalka
Nabad, Nabad, Nabad, Ceerigaabo colaad uma baahna.
Galmudug ayeey caawa maqaaxidu u xirantahay, Dhuusomareeb.
Omaar Barbar xaaladiisu xagee maraysaa, maxaa ka cusub?
Muxuu daaranyahay shirweynaha Soomaalida uga furmay Qatar?
Sharciga Faysal qaban waayey oo Samatar qabtay waa mid yaab leh
Ugbaad Aragsan magtayda ha laga doono
Qamar Suugaani, Ugbaad Aragsan iyo Shiine Culay maxa kala qabsaday