umulkhayr official

Saatirow ilaahow samir buuxa iiyeel
Sahaydaan xambaarsadey iyo sahanka aan galay allow saani iigee halkaan saaka safarkiyo socdaalkaan usoogalay
Somali idilkeed allow sama nakal sii
Allow aanan seeg noqon
Soocsooca aadmiga



Waxaad igala soo xiriir kartaan telka:+252907296198