WACDİ & WAANO CHANNEL

ku soo dhowaada Wacdi iyo Waano - halka aad
ka heli doonto muxaadarooyin diini ah, waano
qalbiga taabanaysa, iyo cilmiga Islaamka oo
fudud lagu sharaxay.
Channel-keenu wuxuu diiradda saaraya hanuun,
cibaado, iyo nolosha Muslimka❤️

👉Ha moogaanin inaad:
✅️Subscribe ku darto
✅️Like & Share sameyso
✅️Fariinta wanaagga gaarsiiso dadka kale