GUULEED ALPHA

Asc dhammaan dadkayga muslimka ahow allaha ina fahansiiyo ka saad qaadashada aduun noona fududeeyo dhammaanteen#Aamiin

intaas ka dib chanelkaan waxaan u furay dhalinta soomaaliyeed inaan kula wadaago wixii fikir ah ee noloshana hormarin kara, waxaana idin kula wadaagi doonaa qodobadaan sida:
#Oraahyada cajiibka ah
#Xikmadaha waxtarka leh
#Qoraalada saameynta leh
#Talo siinta nolosha casriga
hadaba sxp subscribe/share/like/ waa dhiiro galintayda ee ha ila dhaafin, ma arag qof kaa wngsan.💯‼️