Qalinka iLmada
Ku soo dhawoow Qalinka iLmada – Halkaan waa Hoyga Qisooyinka Murugada iyo Cibro qaadashada leh💔✍️
Channel-kan waxaan kusoo gudbin doonaa:
📌 Qisooyin dhab ah oo murugo leh
📌 Dhacdooyin xanuun badan oo ka dhacay dunida
📌 Sheekooyin dareen leh oo cibro iyo waayo-aragnimo xanbaarsan
📌 Taariikho murugo leh oo laga baran karo wax badan
Wax kasta oo aad halkaan ka daawato waa mid loogu talagalay in lagu baro, lagu wacyi-geliyo, laguna muujiyo dareenka bini’aadamka.
Subscribe nagu sharaf si aad ula socoto sheeko kasta oo xiiso iyo xanuun leh.
Mahadsanid saaxiib❤️
Maxbuus Dil Lagu Xukumay Oo Guursaday Sarkaaladii Xabsiga Maamulaysay | Qiso Cajiiba |
Tuugsade ayay u Malaynayeen Laakiin Waxa uu Ahaa Milkiilaha Bangiga ay Ka Shaqeeyaan - Qiso
Sarkaal Yuhuud ah oo Ku Islaamay Sababta ilmo Yar Oo Falastiini ah | Qiso Cajiiba |
13 Sanno Kadib Ayaa La Helay Meydkeeda | Qiso Xanuun Badan |
Ibraahim Traore Waxaa Qiyaanay Darawalkiisa Gaarka Ah
Ax! Saddexdiisii Gabdhood ayaa Uur Qaaday iyagoo aan La Guursan | Qiso Murugo Badan |
Gabar Yahuudiyad ah oo Gacanta u Gashay Mujaahidiinta Falastiin - Kadib Maxaa Dhacay?!
Ibrahim Traore oo la Kulmay Saaxiibkiis oo Darbi Jiif ah
Ibrahim Traore oo La Kulmay Oday araga Naafo ka ah | Qiso Cajiiba |
Ibrahim Traore oo Xiray Safiir Faransiis ah oo Dahabkii Wadanka Boorso Ku Watay - Qiso Cajiiba
Ax! Hooyadood ayay Nolosha Ku Aaseen | Qiso Xanuun Badan |
Maxaa Ka Socda Wadanka Sudaan - Abu Lu Lu oo la qabtay iyo Xamdaan Dagalo oo…
Ibraahim Traore oo soo Saartay Dahab Gaaraya $18 Bilyan - Burkina Faso way Horumartay!
Wadadii Ibraahim Traore ayuu Qaaday! Gaashaanle Michael - Madagascar 🇲🇬
Maxay u Rabaan Dhimashada Ibraahim Traore - 18 Isku Day Dil
Sidee 8 Halgamaa oo Falastiini ah u Dileen Talihii Ugu Awooda Badnaa Yuhuuda | Qiso Dhaba |
Haweeney Duqa oo Ku Riyootay Dhimashada Ibrahim Traore
Ibraahim Traore Waxaa Qiyaanay Kuwii ugu Dhawaa ee uu Aaminay
Khaadimkii Shaydaanka Ee Guursaday Qareenkii Ameerika | Qiso Dhaba | Richard Ramirez
Sawir Lasoo Dhigay Baraha Bulshada ayaa Kashifay Danbiilaha | Qiso Dhab ah |
Falastiiniyad ku Dhawaatay inay Disho Natanyahu - Madaxa Yuhuuda | Qiso Dhaba |
Ibrahim Traore oo Gacanta Ku Dhigay 47 Gaari oo Hub Sida - Afrika Way Soo Jeedaa
Qaadigii Qiyaanada Badnaa! - Qiso Cajiiba
Sidee Burcad Badeedii Soomaalidu uga Yaabiyeen Aduunka - Qiso Dhaba
Sidee 20 Halgameyaal Falastiini ah u Jabiyeen 5 Kun Oo Yuhuud ah | Qiso Dhab Ah |
Qisada Ibrahim Traore iyo Wiil Yar - Naxariis Badanaa!
Waxaa u Galmooday Ninka Qaba Hooyadeed Cuqubadii Ka Dhalatay ayaa Naftooda Galaafatay!
Ibrahim Traore oo Wadada Kasoo Qaaday Oday Dhibaataysan | Qiso Naxariis ah |
Saaxiibteed ayay Qiyaantay - Zina ayay Ku Dhacday Kadibna Cuqubo Ayay Dhaxashay | Qiso Murugo Leh |
Eygii Lagu Amray inuu Weeraro Ayaa Ka Xishooday | Qiso Cibro Qaadasho Mudan |