AS PODCAST

Kala soco Dr Adnan iyo Dr Sirka wixii caafimaadkaaga khuseeya

Waxaa si aan kala dhicin idinku soo tabinayya:

* Dr Adnan Abdallah
- Dhaqtarka Daaweynta iyo Qaliinada Kilyaha, Kaadimareenada & Taranka Ragga
- Content creator
- Owner Dr Adnan Abdallah YouTube

* Dr Mohamed Sirka
- Dhakhtarka Qaliinka Guud iyo Qaliinada Laparoscope-ka iyo daawaynta xanuunada Uur ku-jirta
- Xubin ka tirsan Isutaga Dhakhaatiirta Carabta
- Aasaasaha Courseka barashada Daawaynta Nabarada Fudud "MTSW"

Kala soco Todobaad kaste Muuqaal Cusub ⬆️

Like, Comment and Subscribe...