Salaam Studio

Warbaahinta Salaam Studio waa warbaahin caalami ah oo u adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. waxa ay si joogta ah soo gudbisaa Wararka dunida iyo kuwa gobolka, Podcast, Muxaadarooyin iyo Barnaamijyo badan oo kala duwan.

Howlaha Salaam Studio kuma koobna oo kaliya Youtube, laakiin facebook waxaanu ku leenahay Page oo isagana laga helayo dhamaan barnaamijyada, sidoo kale waxaa jirta barta TikTok oo iyadana laga helayo barnaamijyada kala duwan ee Salaam Studio.

Howlaha Warbaahinta Salaam Studio Halkan kala soco 🔜

Facebook: https://www.facebook.com/share/1JGaYHE59K/?mibextid=wwXIfr

YouTube: https://youtube.com/@salaamstudio?si=JIvRX6srPLQtLcdp

TikTok: https://www.tiktok.com/@salaam_mediaa?_t=ZM-8uGcx6UnKtz&_r=1


Email: [email protected]