Farm Somalia

Farm Somalia waxaa loo sameeyay in lagu dhiirrigeliyo maalgashiga beeraha Soomaaliya, lagana taageero maalgashadayaasha fikradaha sayniska, fikradaha ganacsiga oo dhabta ah iyo ilaalinta enviromentiga, sidaa darteedna loo fududeeyo kobaca beeraha ee Soomaaliya. Insha Allah maalin aan fogayn Soomaaliya waxay gaari doontaa amniga cunnada oo dhan.