SHEEKH SHANTAAY
Halkaan waa Barta Rasmiga ah ee Sheekh Shantaay, waxaan kusoo gudbiyaa Samaha, reebida xumaanta, ka digista Cadaalad darrada iyo Dulmiga
U Iibinta Dhulka Dugsi Qur Aankaan Ugu Faa Iidey Labadaada Waalid Waa Sadaqo Jaariya Ah
Muqalkaan Faafi Oo Hadhaafin Si Dhulka Loogu Iibsho Looguna Dhiso Macallin Cumar Saalax Cali
RW xamze Cabdi Barre Xukumadiisa Waa labo Wasiir Kaliyaha Wasiir Muqtaar Roboow Iyo Wasiir Faarax
Dugsigaan Dhismihiisa Waxaa Maal Galiyay Daahir maxamuud Maxamed Daahir Geesa Weyne
Waxaan Usoo Adeegnay 63 Arday Oo Geed Yuhuud Hostii Kubaraneysay Qur Aanka Kariimka
Waxaan Soo Iibsanay Qalabkii Dhismaha Ee Dugsiga Waana Hantida Daahir Maxamuud Maxamed Daahir Geesa
63 Arday Iyo Macallinkooda Oo Uduceeyay Daahir Maxamuud Maxamed Daahir Geesa Weyne
Isku Soo Bax 63 Arday Iyo Macallinkooda Kasoo Loogu Duceynaayay Shaqsiga Dugsiga Maalgaliyay Daahir
Waxaan Ladagnay Labo Kaariko Oo Carro Kaawo Ah Barxadiina Waan Carro Buuxinay
Waxaan Lawaregnay Boskii Aan Dugsiga Ugu Dhisileheyn 63 Arday Iyo Macallinkooda
Waalidiinta Caruurteena Iyo Macallinkeena Geed Yuhuud Hostiis Qur Aanka Kariimka Ay Ku Bartaan
Sheekh Shantaay Xisbiga Soomaaliland Ee Manta Talada Haayo Wax Garadka Iyo Siyaasiinta Kale
Macallin Shariif Muuse Mocoow Geed Yahuudkaan Hoostiisa 6 Malmood Ayaan Ku Hoos Baranaa Qur Aanka Ka
Waa Wareey Yaamuslima Geed Yuhuud Hoostiis Ayaa 63 Arday Waxey Ku Hoos Bartaan Qur aanka Kariimka
Mahadnaqa Laba Masuul Oo Kala Ah Gudoomiye Madaale Iyo madaxweyne Guudlaawe
Waxaa Marqaati Kacay Dugsiyada Quraanka Kariimka Lagu Barto In Eeey Dayacan Yihiin Shiikh Cabdi
Xildhibaan yuusuf kabaale Oo Hirgiliyay Dhismo Cusub Dugsi Quraan Ah ...see more
20-11-2025 waxaan Xarigjaray Dhismo Cusub uu Maalgaliyey Xildhaan Yuusuf Ibrahim Afrax.
Shalay iyo Maanta kala Quruxdan oo kala Fog .
Daawo oo Fikirkaada ka dhiibo Shalay iyo Maanta .
Waxaan Gacanta ku heynaa Goobo badan oo Biyo Galin laga rabo ee ka Faa'iideysta .
Waxaa Dugsiyada ku dhisnaa Shuruud Adag iyo Hubinta Lahaanshaha Dhulka aan Dugsiga ka dhiseyno .
18-11-2025 waxaa soo dhameyey Dugsigii Labaad
Tirinta Alaabta Dhismaha Dugsiga Cusub.
Waxaan u mahadcelinayaa Allaah oo Codkayga ku dhisay 22 Dugsi .
Ma ogtahay biyuhu in ay ka mid yihiin Sadaqada kuwa ugu fadliga badan .
Xildhaankayga Yuusuf Ibrahim Afrax waxaa Maalinkii 2aad galay dhismaha Dugsiga.
Xildhaan Yuusuf Ibrahim Afrax oo u dhisaayo Dugsiga Cusub 90 Arday.
Fariintaan hala gaarsiiyo Xildhaan Yuusuf Ibrahim Afrax Ardayda waa kutub la'aan waana Roog la'aan
Waxaan Duminay 15 sano jiingad dhisneed laguna baranaaye Qur'aanka Kariimka.