AL-ISLAM MEDIA


Waa Channel lagu soo gudbiyo Diinta iyo Dacwada ~ QUR'ANKA, TAFSIIRKA QUR'AANKA, DURUUSTA, QISOOYINKA, MUXAADAROOYINKA, KHUDBO, SU'AALO IYO JAWAABO, MUSAABAQAH/TARTAANKA QUR'AANKA, TAJWEEDKA & QIRA'ATKA ahna Channelka AL-ISLAM MEDIA oo ku yaalo Dalka Kenya Fadhlan hadii aad ku cusubtahay Channelka ka mid noqo walaalaha ku xiran Channel keena mahadsanid.

AL-ISLAM MEDIA – Wacdi, Waano & Xikmad Islaami ah
Ku soo dhawoow AL-ISLAM MEDIA, halka aan kaga hadalno wanaagga diinta Islaamka, xikmadaha nolosha, iyo sida loogu dhowaado Allah (SW). Halkaan waxaad ka heli doontaa:

📿 Wacdi & Waanooyin
📖 Aayado Qur’aan & Xadiisyo
🕋 Casharro Diini ah
🤲 Xasuusinta Jannada & Cabsida Naarta

#JidkaJannada
#WacdiIslaami
#DiintaIslaamka
#WaanoDiiniAh
#QuraanKariim
#XadiisyoNabiga
#Ducooyin
#NoloshaMuslimka
#JannoIyoNaar
#Tawxiid
#IslaamkaDhalinyarada
#SheekooyinDiiniAh
#XikmadahaNolosha
#MuslimSomali
#SomaliIslam
#Dacwada
#DiintaIyoNolosha
#Muxaadaro
#IslaamkaRuntaAh