Tima afs
Ku soo dhawoow adduunkayga! 🎬🎥✨
Anigu waxaan ahay qof jecel Animation-ka, waxaanan kuu soo bandhigayaa soo koobidyo xiiso leh iyo sheekooyin cajiib ah oo ka yimid dunida animation-ka.
Ma aha oo keliya inaan sheego sheekooyinka iyo qisadaha– waxaan ku sameeyaa aniga oo adeegsanaya shakhsiyaddayda animation-ka👾 si aan kuu dareensiiyo sheekada sidii adiga laftaada oo ku dhex jirta!🤩
🎯Ujeedadaydu misa guushayda waa in aan jacaylka animation-ka aan soo gaarsiiyo Soomaalida iyo dhalinyarada jecel farshaxanka sheekooyinka muuqaalka ah.🏅🌌🖼️🎨
✨Haddii aad tahay qof jecel sheekooyin, sawir gacmeedyo, iyo fikrado qoto dheer oo aan laga dareemin meel kale – kanaalkan adigaa leh😃!Subscribe garo, oo aan ku bilowno safarkeenna animation-ka! 🚀
Tanjiro oo bartay awood cusub🔥 qisada shaydaanka rui murugta badneed💔😓 tanjiro vs rui⚔️demon slayer
Dilaaga shayadiinta Qeybta qoyska Caarcarooyinka p1 🕷️👹xanaaqa zenitsu 🥶⚡ xasuusta hooyada inosuke🐗😢
Qulaasada dilaaga shaydaanka p4🔥:-O. Kulanka ugu horeeyo👥 tanjiro vs shaydaanka durbaanka🥁👹
Tanjiro woxoo la kulmaa boqorka shayadiinta😈.qulasada demon slayer p3🔥
"🔥 Tanjiro wuxuu wajahaa imtixaankii ugu adkaa… Shaydaanka Gacmaha vs tanjiro ⚔️"qulaso p2 d.slayer👹
“Ka waran inaad maqnaato hal habeen… kadibna aad hesho musiibo aan la rumaysan karin 😭 demon slayer1
Su'aalaha tageeraha🤔 Q&A waxaa ka jawaabay su'aalihiina😄👥..
Su'aal ii weydii, hambaliyo 5k subscribe🥳🎉
Qulasada gabagabada s2 xalqadii ugu dhambeyso txaanha/aniga waa adiga🥶🤯
Qulaasada jjk s2 sukuna ayaa ku faknaayo shibuya😱😱toji woxo bilaaba ugaarsiga awooda megume qarsoon🤯
Gojo vs 3 naclad darajada gaarka/soolabashada ugaarsadaha toji /itadori vs choso qulasada jjk s2😱🤯🥶🥶
Jacaylku maraka uu ku kulma mugdiga 💔♥️ qisada lamaanaha yuta iyo rika qulaasada filink jjk 0🥹🥹
Qulasada jjk s2 waaga hore gojo vs toji dhimashada gojo satoru isbadalka geto p1 dhaboolka plasma😱🤯🥶
Gabagabada s1 megume woxoo sameyna xuduudisa sadaxda arday wexe dilayaan 3 nacald darajada gaarka 🤯🥶
Qulasada Tartanka kala badalka Besto frendo vs hanami gojo woxo isticmala awooda basaliga jjk p4 🤯🥶🥶
Dagaal ka dhaxeeya itadori iyo mahito/ mahito woxoo la soo baxa xuduudisa 🤯🤯qulasada jujutsu kaisen3
Gojo woxoo la so baxay xuduudisa😱🤯itadori woxo baranaa awooda jujutsu dagaal ka daxeyo nanami iyo mh
Wiil woxo cuna far kadibna nolashiisa 100% cadaab aye isku badale😱🤯/qulaasada isticmalaha jujutsu p1