ustaad Mohamed

ASC walaalyaal kusoo dhawaada YouTube channel kayga waxaad ka daawan kartaa
1 barashada luuqada af taliyaaniga🇮🇹
2 barashada luuqada af Germany 🇩🇪 ka
3 Barashada patente B leesanka dalka taliyaaniga
4 Barashada. patente C / CE
5 barashada. patente CQC
6 faafaahino Ku saabsan dalka taliyaaniga
Sharciyda qoxootiga iyo wax walbo Ku saabsan
Dalkaan taliyaaniga 🇮🇹 iyo dalka Germany 🇩🇪

se hai intenzione di ottenere la patente di guida europea qualsiasi tipo di patente ti darò una grande possibilità di studiare la teoria molto facilmente nel mio canale YouTube ma non dimenticare di iscriverti e condividere contemporaneamente mi piace