VOA Somali
VOA Somali, waa qeybta luuqadda Af-Soomaaliga ee Voice of America (VOA).
Waa warbaahinta caalamiga ah ee dowladda Mareykanka, oo warar iyo akhbaaraad ku bixisa 40 luuqadood, ayada oo toddobaad kasta gaarta 236.8 oo qof. VOA Somali waxay baahisaa macluumaad isugu jira warar, warbixino, wareyso, madadaallo, iyo barnaamijyo gaar ah.
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
Suuqa Soomaalida ee xaafadda Islii
Bandhigga VOA: Xayiraadaha lagu giijiyey Al-Shabaab | VOA Somali
ILEYSKA VOA: Ma hirgeli karaa qorshaha Trump ee Gaza? | VOA Somali
Ciidamada Israa'iil ee Daanta Galbeed.
Rooble oo Eedeeyay dowladda
Wareysiga Axmed Fiqi
Fiqi: Ma jirto in RW Rooble loo diiday warqad uu ugu safro Koonfur Africa.
Fiqi: Siciid Deni wuu diiday inaan caawinno.
Dowladda oo warqad habraac u diiday Rooble, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA
Saameynta khilaafka DF iyo Puntland ee dagaalka Daacish| VOA Somali
Bandhigga VOA: Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish | VOA Somali
Qubanaha VOA Feb. 9, 2025.
Wareysi: Danjire Daahir Carab
Qubanaha Feb.5, 2025.
Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? | VOA Somali
Ileyska VOA: Mahadhooyinka Assad uu ku reebay Suuriya | VOA Somali
Wareysi Cabdirashiid Dahabshiil
Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA
Caleemo-saarka madaxweyne Donald Trump | Qubanaha VOA
Trump oo la wareegay xilka madaxweynaha Mareykanka | VOA Somali
Cumar Cabdirashiid oo ka digay in dekad la siiyo Itoobiya | VOA Somali
Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland | VOA Somali
Ileyska VOA: Maxaa laga yaqaan hoggaamiyaha cusub ee Suuriya? | VOA Somali
Bandhigga VOA: Heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya | VOA Somali
Madasha Haweenka: Dr Khadiija Cali Maxamuud | VOA Somali
Wareysiga Huda Ibrahim
Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda | VOA Somali
Ileyska VOA: Xaaladaha ay ku sugan yihiin naafada Soomaaliyeed | VOA Somali
Madasha Haweenka: Duniya Maxamed Cali | VOA Somali
Ileyska VOA: Siyaasadda Trump ee Bariga Dhexe iyo Afrika | VOA Somali