Dr Adnan Abdallah

Kusoo dhawow channelkeyga YouTube waxaan kusoo gudbiyaa muuqaalo caafimaad, wacyigelino iyo aqoon guud oo aad waxbadan ka faa'iidi doontid insha Allah.
Fadlan Subscribe dheh channelka si aad ulsocotid marwalba Muuqaalada aan soo gelino.
Mahadsanid.
DR ADNAN ABDALLAH - DHAQTARKA DAAWEYNTA IYO QALIINADA KILYAHA, KAADIMAREENADA & TARANKA RAGGA