DrMawliid Ku-dar
Cinwaankaygan YouTube ka waxaan ku baahiyaa casharo ku saabsan caafimaadka anoo ku sharaxaya afkeena hooyo "Af-Soomaali".
Sidaad ku ogaan kartaa in qofka aad la haasawdaa qof wanaagsan yahay ?
Faaidooyinka nafsi ee ay leedahay inaad dhibka kula soo darsa sheegto
Maxay dumarku uga oohin badan yihiin ragga?
Sidee baynu wax u urrinaa? Olfactory system
Soomaalidu ma cunsuriyiin baa ? Maxay ku kala duwan yihiin cunsuriyadda iyo cunsuriyad la moodu?
Sidee baynu midabada u aragnaa?Haweenku se maxay u yaqanaan midabo ka badan inta ragu yaqanaan?
Sideebaynu wax u aragnaa maskaxduna u maamushaa araga?
Shaqada maskaxda qaybta laysku yidhaahdo (Limbic system)
Shaqada iyo qaybaha jiridda maskaxda (Brain stem)
Qaybaha maskaxda yar (Cerebellum) iyo shaqooyinka ay qabato
Waa maxay shaqada qaybaha maskaxda ee dhafoorku( Temporal lobe) ?
Shaqada maskaxda qaybta qadaadku (Occipital lobe) qabato iyo qaybaheeda
Waa kuwee shaqooyinka maskaxda qaybta la yidhaahdo |Parietal lobe | iyo ciladdaha ku yimaada
Waa maxay shaqada maskaxda foodu(frontal lobe ) ay qabataa ee Quraankana lagu sheegay?
Maskaxda iyo qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay
Faa'idooyinka vitamin K | cunnooyinka laga helo | ciladdaha la'aantiisu keento iyo dawayntooda
Faa'idooyinka vitamin E |cunnooyinka laga helo |Ciladdaha la'aantiisu keento| Dawaynta
Faa'idooyinka vitamin D | xaga laga helo iyo xanuunnada la'aantiisu keento | Dawaynta
Faa'idooyinka vitamin C |cunnooyinka laga helo | Cilladaha la'aantiisu keento iyo dawayntooda
Faa'idooyinka vitamin B12 | cunnooyinka laga helo | Cilladaha la'aantiisu keento | dawaynta
Faa'idooyinka vitamin B9 | cunnooyinka laga helo iyo xanuunnada la'aantiisu keento | dawaynta
Faa'idooyinka vitamin B7 , cunnooyinka laga helo iyo ciladdaha ay keento la'aantiisu
Qof aad jeceshay ma ilaabi kartaa? Sideese hore loogu socon karaa jacaylka dabadii?
Faa'idooyinka vitamin B6 , cunnooyinka laga helo iyo xanuunnada la'aantiisu keento..
Faa'idooyinka vitamin B3, cunnooyinka laga helo iyo xanuunnada la'aantiisu keento...
Faa'idooyinka vitamin B2 , cunnooyinka laga helo iyo xanuunnada la'aantiisu keento.....
Intaanad qof JACAYL u sheegan maxay tahay inaad ogaato?
Faa'idooyinka VITAMIN B1 ka, cunooyinka laga helo iyo xanuunnada la'aantiisu keento...
Indho jacayl isma eegi karaan maxay ku timi?
Waa kuwee faa'idooyinka VITAMIN A iyo cunooyinka laga helaa ? Halkan kaga bogo ...