Cali M. Diini

Cali M. Diini waa qoraaga buugga WAAYIHII WARSAME. Cali waa qoraa wax ka qora arrimaha bulshada, siyaasadda iyo kuwa caalamka.