Muuminkaab
Muuminkaab Media waxa uu kuu soo gudbinayaa had iyo goor muuqaallo la xidhiidha diinta iyo arrimaha bulshada oo waxtar leh.
Wixii farriin iyo talo ah waxa aad nagula wadaagi kartaan.
Email: [email protected]
Munaasibadda qalinjebinta ardayda Taajul Quraan 20--11-2025
Fasirka riyooyinka Q.2aad | Sheekh Siciid M Faarax |
Fasir ka riyooyinka |Sheekh Dr Siciid|
Imtixaanka iyo ubadka || Sheekh Siciid M Faarax ||
Maxay Soomaalidu ugu luntaa xajka? Sheekh Khaashici
Faa'iidada acmaasha xajka || Sheekh Siciid M Faarax ||
Waa maxay sababta dumarka ku badisay riyooyinka? Sheekh Siciid M Faarax
Waxa riyada iigu yimaadda wiil aanu xidhiidh jacayl leennahay, waa maxay fasirkeedu?
Waxan ku riyoodaa iyada oo meel madow la igu kufsanayo !
Fasirka Riyooyinka: Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo fassiraya riyooyin toos loo soo weydiiyay
Nashiido af carabi ah iyo hablo aad u da' yar
Gabadh yar oo tirinaysa maanso hooyada ku saabsan
Da' yar ku luuqaynaya nashiido af soomaali ah
Xaqa dumarku ku leeyihiin raggooda || Sheekh Dr Khadar ||
Qur'aan lagu akhriyayo cod macaan iyo qaari Cabdirixiin Ismaaciil
Qur'aan lagu akhriyayo cod macaan iyo qaari Cabdiraxmaan
Miisaanka Culimada Islaamka iyo cidda cilmiga diinta laga qaadanayo || Muxaadaro, Sheekh Dirir ||
Codka macaan ee qaari Mukhtaar Cabdisamad
Codka Cajiibka ah ee Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi oo aayaadka qur'aanka ah ka akhriyaya munaasibad
Khatarta maandoorayahu ku hayo dhallinyarada || Sheekh Maxamed Aadan ||
Waxa jira dad xabsigu anfaco ee aan wacdigu karin Sheekh Dirir
Ka faa'idaysiga fursadaha iyo qiimaha bisha Ramadaan ee sii dhammaanaysa || Sheekh Jaabir ||
Ramadaan iyo Qur'aanka : Sheekh Jaabir
Toddobaadkii ba mar dhammee Qur'aanka adiga oo adeegsanaya sirtan
Nimcooyinka Ramadaanta | Shekh Siciid Maxamed Faarax |
U diyaargarowga bisha Ramadaan Sheekh Mukhtaar Axmed Daahir
Xafladda sannad-dugsiyeedka 2024-2025 ee dugsiyada Salaaxudiin qaybtiisa waxbarashada aasaasiga ah.
Maxamed-Shabeel oo toddobaadkii hal habeen ku dhammeeyay soddonka juzz ee Qur'aanka kariimka ah
Cabdiraxmaan Jigjiga: Bayaan ka Markista Tabliiqa Hargeysa.