Dawan TV
This is the official youtube channel of Dawan TV, a television station covering latest updates in the Horn of Africa and world
Maxaa Sababay in Wasaarada Howlaha Guud ay Guri Kiro ah dagantahay? #Somalia
Muxuu madaxweyne Xasan ka dhahay Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed?
Madaxweyenn Xasan Khudbadiisa
Muxuu Farmaajo ku ogaaday 10 beri gudahood? #Somalia
kacaaankii
Muxuu Madaxweyne hore Farmaajo ka yiri xaaladda dalka? #Somalia
Waa Kuma Tababaraha Naafonimada U Bedelay Awood? #Somalia
Warbixin: Beeraha Bariiska #Jowhar iyo fursadda isku-filnaanshada cuntada ee Soomaaliya.#
Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido?
𝗪𝗮𝗿𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻 : Sidee nolosha Laascaanood isu beddeshay?#Somalia
biixi iimaan
Sababta Xisbiga Suufiyadu Uga Baxay Doorashada Gobolka Banaadir | Khaliif C/qaadir Macallin Nuur
Muqdisho oo laga bilaabay olole qalliin indho oo bilaash ah kaas oo loogu talagalay 400 qof.
Sooyaalka & Hiraalka Jaamacadda SIMAD 26 sano kadib | Wareysi Xog Badan Xambaarsan
Waa maxay hindise-sharciyeedka la-dagaallanka burcad-badeedda ee uu Golaha Shacabka ansixiyay?
Soomaaliya oo raadinaysa $6.3 bilyan oo loogu talagalay la qabsiga cimilada.#Somalia
Maxaa heesta Guddiga doorashooyinka?#Somalia
Sidee Cimiladu u Kicisay Colaado & Barakac Soomaaliya? | EP1
Somaliland oo sheegtay in 51 qof booliska u xiray eedeymo argagaxisnimo .
Carruurta ka yar shan sano — sidee loo yareyn karaa geeridooda ? #Somalia
Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3
Maxaa NIRA Somalia ka socda?Ka daawo caawa 9ka fiidnimo Youtube-ka Dawan TV#nira #Somalia
Soomaaliya oo Madaxweynaha Jabuuti ku abaal marisay Billaad Sharaf Madaxweyne.
Muxuu madaxweyne Geelle ku tilmamaatay billadda sharafta uu ka helay Soomaaliya?
Raysulwasaare Xamse oo raaligeliyey Ciidanka.
Muxuu Madaxweynaha Jabuuti ka sheegay xuska 25-guurada Shirkii Nabadda ee Carta? #Somalia
Muxuu Madaxweynaha hore Shariif Sheekh Axmed ka sheegay xuska 25-guurada Shirkii Nabadda ee Carta?
Muxuu yahay xiriirka ka dhexeeya Shirkii Carta iyo dhismaha Jamhuuriyadda Sedaxaad? #Somalia
Maxaadan Ogeyn oo Ka Dhaca Geerishyada Lagu Barto Farsamada Baabuurta? #Somalia
Maxaa ku cusub Hindise-Sharciyeedka cusub ee Sharciga iibka Qaranka 2016?