Baro Af Jarmalka
Soo Dhawoow Qof walba.
Hadii aad donaysid inaad Af- jarmalka baratid, waakan meesha aad ka helaysaan wax walba ood ku baran kartid Luuqadan , waxaan ka caawin doona qof walba oo idinka mid ah inuu luuqada Jarmalka barto ..
Usbuuc walba 1 ama 2 cashar ayaan idiin soo gudbin doona iyo ka badan intii aan awoodaba.
Nagu soo biir oo wax naga baro , si aad casharo badan ula socotid Fadlan
Wenn Sie Deutsch lernen wollen, finden Sie hier die besten Lernhilfen.
#baroafjarmalka #deutsch #lernen
Schön, dass du hier bist!
bleib dabei und klick auf ABONNIEREN! ´
👇🏻👇🏻
Subscribe garee Channelkan
Baro Af Jarmalka / Relativsätze /Relativpronomen im Nominativ /Lektion 11-A2
Deutsch auf der Straße / Jarmalka suuqa looga Hadlo
Ma Rabtaa Jarmalka ? Wax walba aad ka ogaan lahayd / Moving To Germany . #germanylife #germany
Indirekte Fragen / Su'aalaha Indirekte Fragen/ A2/ Casharka 9
Positive, comparative, and superlative simply explained! Barashada Jarmalka -A2- Casharka 8 #learn
Deutsch Zeitformen schnell erklärt | Präsens bis Futur II -Barashada Jarmalka
Deutsche Grammatik Quiz : Teste Deine Grammatik
Barashada Gaadhiga (Führerschein) /Alles, was du über den Führerschein wissen musst! 🚗💨
B1 Deutsch Test / B1 Exam / Imtixaan B1 #deutsch #b1 #b1prüfung #goethezertifikatb1 #telcb1
konjunktiv II / Wünsche und Träume / riyooyinka iyo waxyaabaha Mala'awalka ah - Casharka 7 - B1
Sida fudud ee TeKaMoLo u fahmi kartid- / Satzbau auf Deutsch – So einfach ist TeKaMoLo- B1
Die beliebtesten Ausbildungen 2025/Ausbildung-da ugu fiican jarmalka- Ausbildungsberufe #ausbildung
Der oder das Akku / Artikel-ka saxda ah ee ku haboon / khaladaadka ugu badan /
Hal xidhalayaasha Caruurta / Rätsel für Kinder / Barshada Jarmalka #deutsch #deutschlernen
Erayada loogu isticmaalka badan yahay/Jugendsprache/#deutsch #somalia #somali #deutschlernen #Jarmal
Wada sheekaysi / Small Talk / small talk auf deutsch lernen
Nidaamka waxbarasho ee jarmalka | Das Deutsche Schulsystem | German school system explained
Pronomen | magac u yaalada luuqada Jarmalka| Grammatik | Casharka 5 | B1.#deutsch #grammatik
Bestimmte |Unbestimmte Artikel | Grammatik | der,die,das | ein, eine
Was ist der unterschied zwischen einfallen und ausfallen | farqiga u dhaxeeya | Casharka 4 - B1
B1 Prüfung | imtixaanka B1 | Briefe schreiben| Casharka 3 | B1
Genitiv | Kasus | waa maxay Genitiv ? | Casharka 2 | B1
Reflexive Verben | Ficilada Reflexive | Casharka 1| B1
das iyo dass | Goorma ayaan isticmalaynaa
50 Jumladood oo aad u baahan tahay inaad taqaano | diese 50 Sätze musst du kennen
Kasus. (4 Fälle) | 4 xaaladood ee luuqada jarmalka | A2
Erayada dhalinyarada „Digga / 31er / Snitch“
gern oder gerne? |Farqiga u dhexeeya | Khaladaadka ugu badan | A2