karti Tv
Ku soo dhowow KARTI TV, hoyga horumarka, dhiirigelinta iyo aqoonta.
Channel-kan waxaa loo aas-aasay inuu dhiirigeliyo, waxna baro bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan aaminsanahay in qof walba uu leeyahay "Karti" qarsoon oo u baahan in la soo saaro.
Haddii aad raadinayso:
✅ Sheekooyin Dhiirigelin ah (Motivation)
✅ Talooyin Nolosha iyo Ganacsiga ah
✅ Xogaha iyo Xaqiiqooyinka Dunida
✅ Iyo Falanqayn qoto dheer...
Waxaad timid meeshii saxda ahayd!
Hadafkeenu waa inaan dhisno bulsho leh aragti dheer iyo karti ay noloshooda wax kaga bedelaan.
Ha ilaawin inaad SUBSCRIBE saarto, gambaleelkana 🔔 furato si aadan u seegin muuqaaladeena cusub ee todobaad walba.
KARTI TV – Awoodda Horumarkaaga.
Hees cusub Dooy Shabelle State
Maamulka Dooy Shabeelle oo loogu dhawaaqay Nairobi iyo Madaxweynaha Cusub iyo Macluulmaad dheeri ah
Kismaayo || xildhibaan xidig oo ka hadlay shirka mucaaradka ee kismaayo.
Rw hore xasan cali kheyre 5 bil ayaa ka dhiman waqtiga xasan sheekh.
Waa Maxay Baytan Garre ?
Abwaan Xersi Dhuux, Abwaan Soomaaliyeed, maasoyahan, dhaqan-yahan, Taariikh-yahan, Hanuuniye.
Sheekada dhexmartay Wasiir Mukhtaar Roobow iyo Macallinkiisii Iskuulka.
abdi iftin interview fox news
DEG DEG: Garmaqalka Askari Lagu Eedeeyay Dilka Saaxiibkiis: Maxaa Ka Dhacay Maxkamadda?
Deg deg Madaxweyne somaliland cirro oo joojiyey munaasabadda xuska Xeer Ciise
Ducada culayska alle kaaga qaadayo
Deg Deg : Ugaaska Guud ee beelaha Samaroon oo hadda hadlay
Madaxwayne ciro oo hada ka hadlay xaalada Borama Awdal.
Fahad yasin oo ka hadlay buuga Baadi Goobka Geeska Africa.
afgooye || Maamulka Degmada Afgoye ayaa Faahfaahiyay Awaamiirta kasoo Baxday Degmada.
Forex ma xaaraan baa mise waa xalaal.
Hodan Geelle oo si karti leh culimada ugu sheegaya in ay u hadlaan Bulshada somaliyeed
HEESTII JEENAN CABDI XASAN DIGE
Sidee loo qoraa Af garre
Qamar osman oo ka hadashay soo cilinti xildhibanada somalia maxkamada bariga africa.
Maxkamada Bariga Africa Tanzania ayaa dib usoo cilisey xubnihii ku matalayey somalia.
Naxdin || sidee u dhacay Dagaalkii Afarta Bilood
Wanlaweyn || Garmaqalka Waayeel Loo Gubay Aano Qabiil.
HEESTII WAANTIWALI NAARED WARSHOO DHULKIMAYKUQADAW BY ABUUKAR SATE
Shuute iyo Abwaan Nageeye "Abwaan Nageeye labo mar ayaa ley keenay.
Gudoomiye Mohamed Mursal oo ka hadlay Hishiis ka dhexmaray isaga Lagtagareen.
Sheikh axmed nur jimcale lacag ayaa leeyahay wax ii imaanayo malah sheikh abdirashid wa u timaadeen.
Sooyaalka || Yaa ku beeray Burcad Badeed Somalia waxii ariintaas ka hadlay Boqor Buur Madow
Kenya oo gacanta ku dhigtay nin iska dhigay shaqaale dowladeed oo lacag ka qaadayay dadka.