Ducooyin Tube--- Wadada Muslimka
Waxaa jira Duco badan oo ujeedooyin kala duwan leh oo ku jira Qur’aanka iyo Sunnada Nabiga s.c.w.
Waxaa si weyn naloogu dhiirigeliyay in aan ka akhrino ducooyinka iyo faa'iidooyinka ay ku leeyihin labada adduun. Sidoo kale, Ducadeena waxaynu ku samayn karnaa afkeenna iyo luqadda aynu ku qanacsanahay. Ducadu xitaa aan si fiican loo Dhihin, Alle s.w.t. si fiican ayuu u garanayaa fikradaheena iyo ujeedooyinkeena
Kusoo Biir Ducooyinka Tube
Ducada waa Wadada Muslimka
#subscribe #share #duco #like
Ducada Isha, Sixirka , iyo Jinka || Ducooyin Tube
Duceyso Wakhtiyadan Ducadaada lama Soo Celin Doono inshallah|| Wakhtiyada Ducooyinka la Aqbalo||
Duco Hadii Alle Ku Barido Waxaa Weydiisato Ku Siineyo|| DUCO FUDUT|| SH.SAALAX MACALIM.
Ducada laiskiiga Xijaabo MUSIIBO dhan || Aqriso Subax iyo Galab ||sh. Xuseen jabuuti||Ducooyin Tube
Saddexdan Duco Naftaada ku Badbaadso || Aqriso Xiliga Sujuuda || Ducooyin Gaaban Oo Fudut.
Ducada Caajiska,Bakheylnimada, Murugta iwm // Sh.Mustafa Haaji Ismail Haarun || Ducooyin Tube
Ducada Ducooyinka Astaqfaarta Madaxda U Ah || Duco Uu Nabiga Ku Duceysan Jiray
Ducada Loo Aqristo #Kurbada|| Duco Gaaban Oo Fudut|| Ducooyin Tube
Ducada Roobka iyo Qisada Ninkii Reer Badiyaha Ahaa||Sh.Xuseen Jabuuti
#Ducada_Walwalka_iyo_walwalka sh. xuseen Jabuuti
#Ducada_Deenta //Aqriso Ducadan Sii Alle Deenta Kaga Dulqaado|| Sh.Saalax
Waxtarka Saalada Kahor Aakhiro #shmustafe #salaada #BaareX //Sh.Mustafe Haaji Ismail Haarun
Faaidada Soonka Lixda bari ee Bisha Shawaal (WADAC) (2023)
Ilmo Mataano Ah hadan Kala Aabo Ah||Sidey ku dhacdey\Daawo\ (2023)
Xaqiiqooyinka Xiisaha Leh Ee BADDA MADOW (Black sea)
#DUCADA_XIFDINTA_QURAANKA Ama wax walba Aad Rabto inad Xifdiso//Sh.Saalax Mucalim Cabdulaahi#podcast
Heesihii Maanta maxey Noqdeen?? ||Sh.xasan Ibrahim Ciise||(2023) Allow na Astur