Guulnimo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ( أهلا وسهلا ومرحبا بكم لقناة( Guulnimo )
ku Soo Dhawaada Walaalaha qiimaha badan. kuwa inagu xiran iyo kuwa inagu soo xirmi doonaba . Waxaan idinku soo dhaweynayaa gacmo furan , wiji farxad ka muuqda iyo qalbi sammaan badan. Halkaan waa Guulnimo :- Had iyo jeer waxan kusoo gudbiyaa ambase kusoo gudbin doonnaa dhiira galin guul ahadaaf iyo wixii la mid ah
Haday Tahay markaagi kugu horeysay Fadlan Nagu Soo Bir Oo SUBSCRIBE Saar Channelka, Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee Ka Faaideysta Ugu Yaraan Hal Qof La wadaag Kanaalka lyo Asxaabtaada Aad Kheyrka La Jeceshahay MAHADSANID
SUBSCRIBE / LIKE / COMMENT AND SHARE
Dadka kuwa ilaahay ugu jecelyahay #sheekhmustafe @Guulnimo@DaarulKheyr
Documetary ku saabsan dg buur hakaba
Guusha dhabta ah
Rajada wanaagsan
Dadaalku waa furaha guusha iyo hormarka #dhiiragalin #shorts #motivation @Guulnimo #millionaire
Qiimaha waqtiga @Guulnimo
Kalsoonida nafta #dhiiragalin @Guulnimo
Sabirku Waa furaha guusha #dhiiragalin @Guulnimo
Guusha ma nisiib baa mise waa dadaal #dhiiragalin @guulnimo
6 calaamadood oo lagu garto Laylatul Qadri shaikh dirir
Bayaan Cajiib || Corona Virus 🦠 || Sh Xuseen Cali || @Guulnimo @DaarulKheyr