Boobe Yuusuf
Ereyga Ballaysinka:
Waa 1dii Juun, 2020ka iyo Hargeysa. hoyga Fanka, Suugaanta iyo Murtida. Waa madal kale oo ku soo biirtay Barihii Ijtimaaciga ahaa ee hore u jiray. Waxaan u holladay in aan idin kula wadaago sugantida sawraca iyo baadi-soocda badan ee aan hayo, keydinayay ama immika wixii ka danbeeyaba curin doono ama ururin doonaba. Ma aha fikrad aniga iga timid bal se waa mid ay ii la yimaaddeen inta aanu baraha bulshada bah-wadaagta ku nahay. Markii ay ka wadi waayeen ayay qasab igu noqotay in aan ka oggolaado. Aniga qudheyda fikraddu igama madhnayn e’ cid igu riixda ayaan u baahnaa. Isla doonasho Ilaah.
Waa sidii Cabdi Sinimoo u yidhi:
“Wixii qoran baa, quruumo hadhee, muxuu hadal qaayo leeyahay,”
Daah-furka madashan ugama gol lihi in aan qoraalka iyo dhigaalka ku wiiqo bal se waxaan u holladay in aan ku dhiirri-geliyo. Waxaan u jeedaa in ay daawashada koobani dhandhamo idiin noqoto si’ ay idiin ku hoggaamiso dheregga iyo dhaxalka dhigaalku leeyahay.
Tacsida Gen. Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif)
Tacsida Eng Maxamed Xaashi Cilmi
Tacsida Siciid Maxamuud Gaheyr
Tacsi iyo Taariikh-noloeedkii Sheekh Maxamed Xasan Ibraahin oo Kooban
Tacsida Marxuum Aadan Muxumed Hoori (Mataan)
Milicsiga Taariikh-nololeedkii Guribarwaaqo
Boobe Yuusuf oo ka Hadlay Hal-ku-dheg-ku-sheegga "Soomaali Heshiisa, Dunidana la Heshiis ah."
Tacsi iyo Taariikh-nololeedkii abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)
Tacsida iyo Taariikh-nololeedkii Sh.Aadan X.Maxamuud Xiiray (Siiro)
"The SNM Liberation Struggle", Tarjumiddii Isirka Soomaaliga ee, "Dharaaraa Ina Soo Maray."
Tacsi iyo Taariikh-nololeedkii Siciid Jaamac Xuseen
18-May-1991kii iyo Burco Wixii ka Dhacay
Tacsi iyo Taariikh-nololeedkii Jaamac Maxamed Qaalib
Boobe Yuusuf oo ka Hadlay Gubashadii Suuqa Waaheen ee Hargeysa
Shakhsiyaddii Xaaji Cabdilqaadir Xaashi Cilmi -Boobe Yuusuf Ducaale
Heesta Waqti -Nuur Daalacay
Tacsida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax
Qaybta 4aad: Waraysi Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye)
Qaybta 3aad: Waraysi Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye)
Waa ereyadii Cali Sugulle Laxankii iyo Luuqdii Maxamed Yuusuf, Burco 1991, Kooxdii Fanka ee SNM
Qaybta 2aad Waraysi Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye)
Dardaaranka Doorashooyinka iyo Boobe Yuusuf Ducaale
Qaybta 1aad Waraysi Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye)- Taariikh-nololeed
Boobe Yuusuf oo Tacsi u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Mujaahid/Ganacsade Maxamed(Musbaar)
Boobe Yuusuf Ducaale iyo Waayihii Lixdankii
Fahamkeenna Labada Maalmood ee 26-ka Juun iyo 18-ka May
Mujaahid Boobe iyo Hambalyada Doorashooyinka Somaliland
Dardaaranka Mujaahid Boobe ee Doorashada Isku-sidkan
Mujaahid Boobe oo si Kooban uga hadlay Curin iyo Jiliddii Abwaan Sooraan
Dabbaal deggii 18 May 1991kii ee Burco oo Sawiran Qaybtii Labaad