Suheyba Badqas
Kanni waa Boggeeyga rasmiga ah anigoo Suheyba Mohamed Badqas, oo ah walaashiin oo aad uga barrateen soo jeedinta warrarka, barnaamijyada iyo wareysiyada kala duwan ee aad kala socon jirteen idaacadaha sida Maandeeq ee Beled Xaawo, StarFm Radio, Somali Channel TV iyo BBC Soomaali.
Waxaan idinkaga mahad celinayaa taageeradiinna, daawashadiinna iyo fikradihiinna oo muujinaya ka qeyb qaadashdiinna dadaalkeyga, ku aadan horrumarinta iyo wacyagelinta bulshadeenna, gaar ahaan dumarkeenna.
Ula jeedadayda aasaaska bogganni waa in aan ugu addeego bulshadeeyda Soomaali weyn, meel kasta ay ka joogaan caalamka, anigoo idiin soo bandhigayo barnaamijyo la xiriira arrimaha nolasha, haweenka, diinta iyo dhiirragelinta.
Welcome to the official Youtube page of Suheyba Badqas one of the first Somali Women Media Professionals with experience working in London, Nairobi and Mogadishu for Somali, Kenyan and International Media houses.
EP-1: Nafsadeyda | Allah | Asxaankii la ii falay | Saaxiib | jaceylkii igu kaliga ahaa.
EP: Aabahay wuxuu ku oran jiray markuu inamada canaananayo, hablaheyga ayaan u noolahay | Sh Nuseyba
EP: Ilmuhu waxa uu leeyahay qalbi, wax fahmaya, waxna maqlaya, qeyladana uma wannaagsana |Sh Nuseyba
Ragga marka ay guursan rabaan way is buufiyaan wajiga ayuu badalayaa | Macalid Fartun
Dareenada aan la muujin | Waxaad qarsataaba way ku qarsadaan
Ragga kheyrul masuulka ah
EP 2: JACEYLKA | NAXARIISTA | RAALI-GELINTA
EP-1: MAXAA LAGU GARTAA IN XIRIIRKU DHAMAAD YAHAY?
Raggi 100-ka gram oo dahab ah in ay Gabadha ka bixiyaan ka qaylinayey hada xaalkoodu waa sidee?
Qofka Guurkiisa koobaad uu ka xumaado wey ku adkaataa in uu guur labaad sameysto | Fartuun Maxamed
Qeybta-2: Gabadha in la dhahaa ma shaqeysan karto ma diinbaa mise dhaqan?
Maxaa waajib inagu ah | Zahra Sheekh
"Naag cadowgeeda waa naag kale, hadeysan laheyn Iimaan iyo diin celisa | Macalin Fartun
Xirriirka Allah kaala dhaxeeya.
Guurka Qiyaanada ku dhisan
"Waxaa dhacda in Ragga ka yimaada dibadda lagu qasbo garabar ayaga oo aan diyaar u aheyn" Fartun
Qeybta 3-aad Dumarku ma jiraan waxay nagu soo kordhiyaan | Cabdiraxman Qoys
Ikhtiyaarka guurka haduu kaa halaabo waa dhib.
Mashaakilada ka dhaca guurka dumarka badan
Qeybta 1: "Cidda wax ka qaldeysa qoyska inta badan waa dumar" Abdirahman Qoys.
Shirkadda Ashco waxay diyaar u tahay inay kuu rumeyso riyadaada. Kaalay nala maalgasho.
Ma ogtahay in hab-dhaqankaagu ka turjumayo shaqsiyadaada?
Guurka lamaanaha ku kala nool Qaaradaha kala duwan soo wajaha.
Eeyga libaaxa ayuuba u baxsanayaa.
Adiga iyo Rabigaadda
Sheekada wiillkii araga naafada ka ahaa ee xilligii gumeystaha
Kuma hormari kartid bii'a xaddidan.
Tarhiya: Farqiga In waalidku wax dulmiyo ama loo baari sameeyo
Qof Allah uu duleeyay wax karaameynaya ma jirto
Shimbiruhu maxay u wada ba'biyaan baalashooda isku wakhti?