Dawo Podcast🏥🩺

Waxaannu nahay, warbaahin soo gudbisa, Barnaamijyada Arrimaha Caafimaadka. Waxa aannu idinka codsanaynaa in aad nagu xidhnaataan. Wixii talo iyo tusaale ahna waxa aad noogu soo diri kartaa taleefan numberkayga iyo emailkayga. Mahadsanidiin. SOO DHAWAADA!

Deegaamaynta aqoonta Caafimaadka

https://www.youtube.com/@DawoPodcast