XIRFAD WADAAG CHANNEL

Kusoo dhawaaw gacmo furan Channelkan waxaan kasoo gudbinaa duruus faaido leh sida barashada harqaanka, cilaanka, dhiirigalin nafta, dhacdooyin,qisooyin iyo milicsiga taariikhdii saxabadii rasuulka suuban (naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee)