Nada channel

Maxay noloshu casharo i bartay waanse ku liibaanay cashardaa Alxamdulilaah...Adadaygu maaha inaad waligaaba kufin balse waa inaad kacdid marwalba ood kuftid harayna usii socotid gadaalna aanad eegin!. wax kaste oon ahay Ilaahay ka sokow hooyoday macaan baa ka danbaysa Ilaahoow qabriga kugu janee oo beer beeraha janada ka mida kaaga dhig qabriga janatul firdawsna kugu arsaaq oo nagu kulmi hooyo macaan Allahuma aamiin ya Rabi. Fadaln hadaad qoraalkan aragtay iigu soo ducee hooyoday macaan ajarkeega Allah ha ku siiyo Allahuma aamiin mahadsanid.

https://www.tiktok.com/@hooyobirah?_t=ZN-8yYLnC54JHy&_r=1