Asal TV
Asal TV is an advanced digital TV broadcasting corporation with a 140+ HD Channels. #AsalTv
Waxay soo saartay wax ay bulshadeennu u baahan tahay.#asaltv
Marka aan xanuunsado, aniga ayaa is-daweeya. #asaltv
Haddii aad heshid, waxaa nasiib u leedahay inaad maalqabeen noqoto — ma run baa? #asaltv
Suuqaaryaasha iskuma jiraane weliba waa kalaankal 🥹 Adiga ereyga suqaar maxaad u taqaannaa?
Murugadeedii waxay isu beddeshay farxad Muniro,
"Sanadka cusub waxaan rabnaa inaan hal waddo si bilaash ah ugu saarno interlock-geena."#AsalTv
Haddii aan qayraadkayaga ka faa’iideysan weyno, yaa ka faa’iideysanaya? #asaltv
ruushka ayaa soo saarto robot uu furinta dagaalka geeyo.#asaltv
Kiiskaan xogtiisa anaa raadinaayo
"Waxaan rabaa inaan alaabahayga dibadda geeyo."#asaltv
Bulshada anaga way naga caqli badantahay.
Waxaa la damiyey dhamaan CCTV isbitaalka. #asaltv
Jaceelkaaga hadii ay ku dhahdo damiin iga noqo, ma ka noqon laheed?#AsalTv
Maanta loos ayaan ka bilaabay, berina ka badan ayaan rajeynayaa.#AsalTv
"Waxaan macallin ahaa 23 sano, ardaydaydana qaar waa dhaqaatiir, qaarna waa injineerro." #asaltv
Haddaa warshad furto waxaa shaqaalaysiinayaa maamooyinka guri-jooga ah iyo dadka naafada ah.#AsalTv
Dahabku hadduu qaali noqdo, yaa is guursanaayo.#asaltv
Qofka Muslimka dhiigiisu waa mid dhowrsan.
Markaan jaamacadda kasoo baxo, gaari-gacan ayaan cambe ku wareejin jiray.#AsalTv
Magacayga micnihiisa xitaa ma kasaayi..#AsalTv
Magacayga micnihiisa xitaa ma kasaayi..#AsalTv
"Shilin Soomaali badan ayaa xaafadda ii yaallo, aan la isticmaali karin."#AsalTv
War ninkaan waa baahan yahay wuxuu kugu dhegdhagaayo waxey ka tahay inuu wax kaa gato.#AsalTv
"Sadex xarun kala duwan in laga soo af-duubo 8 caruur." hadda ka daawo App-ka nasiye
"Shaqooyin badan ayaan ku qabtaa waxa ayna ku shqeysaa solar" -Warshiiq
Maraykanka ayaa go'aan ku gaaray inuu iska diido dadka buurbuuran.#AsalTv