Geedi Sahan - Somali Traveler
"Socdaalku ma aha hiwaayad oo kali ee waa hab nololeed.
بسم الله الرحمن الرحيم:
وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) insha'Allah.
I discover the world and I have visited so far, 56 countries and i am on mission to reach 197 countries.
ISTUNKA AFGOOYE – CIYAAR DHAQAMEED LA MAMNUUCAY
DHULBARAHA DUNIDA MEEL AYSAAN SOOMAALIDA OGEYN | HIDDEN EQUATOR IN SOMALIA 🇸🇴
40 Sano Ka Dib Qurbaha – wuxuu furay Warshaddii ugu weyn ee Doomyaha Soomaaliya! 🚤🇸🇴
SAFARKAYGII TUULO KU DHEX TALLA KAYMAHA SOMALIA 🇸🇴 EXPLORING A HIDDEN VILLAGE IN SOMALIA’S FORESTS
SAFARKAYGII BALUUNI: QURUX IYO HALIS WADA SOCOTA | DISCOVERING A HIDDEN PLACE IN SOMALIA 🇸🇴
WAXAAN BOOQDAY JASIIRADDA KALIYA EE SOOMAALIYA LABA MAGAALO LEH 🇸🇴🏝️ SOMALIA'S HIDDEN ISLAND
SAFARKAYGII KUDHAA – MAGAALADA BADDA KELIYA LAGA GALO || THE CITY YOU CAN ONLY ENTER BY SEA
JASIIRAD AAN AF-SOOMALI LAGU HADLIN – WHY NO ONE SPEAKS SOMALI HERE? 🇸🇴 JASIIRADDA JAWAAY
SAFARKAYGA KAYMAHA QARSOON EE SOMALIA 🇸🇴 MY JOURNEY TO THE HIDDEN FORESTS OF SOMALIA - ( ISTANBOOL )
JASIIRAD SOOMAALIYEED OO MARAYKANKU U BEDDELAY XABSI 🇸🇴| SECRET US PRISON 🇺🇸 ON SOMALI ISLAND
SAFARKII UGU HALISTA BADNAA EE BADDA AYAAN GALNAY 🇸🇴 SURVIVING THE SOMALI SEA IN A SMALL BOAT
Riyo Yurub ah oo noqotay 9 sano Xabsi - He left Somalia for Europe, ended up in Jail for 9 Years
Gabadh Ajanib ah oo qaadatay PhD Af Soomaaliga! - waa sidee ?
Xaafadaha ugu Qashinka badan Adduunka🇪🇬 Egypt - garbage city cairo
Waa kuma ninka dadka baara oo runta keena?
Waxaan Ka Qayb galay Afur Wadareedkii ugu weynaa Aduunka 🇪🇬 Guinness Record Jabiyay || Egypt
Garoonkii Diyaaradaha ee Muqdisho (1991-2010) Maxaad Ka Taqaanaa? The Old Airport of Mogadishu
Waa Sidee Ramadaanka Muqdisho 🇸🇴 The First Open-Air Iftar in Mogadishu
30$ Ku Guuleyso - Street Questions Muqdisho 🇸🇴@Faraskamadow1 iyo cali aadan mumin
Ku Guulayso Lacag Ama Bax! | Maxay Dadku Ka Yiraahdeen? - Ramadan Challenge
Magaalo wax walba Labo yihiin - The Story of Galkacyo
Safarkaygii ugu Dhibta Badnaa 😱 & Goobta lagu aas-aasay Heesaha cusub ee Soomaaliga!
Waxaan booqday Jasiiradda ugu Dhirta badan 🌴 Sacadadiin Island
JASIIRADDA UGU FOG IYO GOOBTII LAGA HAGAYAY MARAAKIIBTA BADAHA ⚓️ 🏴☠️ - JASIIRADDA CEEBAAD
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
JASIIRAD AY GEELU KU NOOL YIHIIN - ABU MILIX || AN ISLAND FULL OF CAMELS
5 Jasiiradood oo Qurux Badan oo Dalka Ku yaalla oo aadan maqlin - I visited 5 Undiscovered Islands
JASIIRADDA AAN LA OGEYN EE UGU KALLUUNKA BADAN 🏝️ JASIIRADDA SULUKHSIA - Episode 1
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
Safarkii Ceelasha Milixda / Cusbo ugu weyn ee Bariga Afrika - the largest salt mines in East Africa