Masjid Cumar Cusman

Waa Youtube channel ka Masjid cumar cusman oo ku yaal magaalada Hargeisa, Xaafada Jig Jiga Yar.
Kala soco casharo iyo wacdi diini ah.
Fadlan nagu soo biir.