AIZEN أيزن
Ku soo dhawoow channel-kan rasmi ah ee u heellan tarjumaadda iyo soo koobidda anime-yaasha caalamiga ah – Af Soomaali.
Hadafkeennu waa in aan kuu sahlano fahamka sheekooyinka adag ee anime-ga adigoo helaya:
🎥 Khulaasayn muuqaal ah oo tayo leh
🗣️ Cod nadiif ah iyo tarjumaad sax ah
⏱️ Waqti kuu badbaadiya – si degdeg ah u fahmaysid dhacdada
Waxaad ka heli doontaa:
✅ Dulmar muuqaal ah (recap)
✅ Cutubyo la taxliilinayo
✅ Sheekooyin xiiso leh, si faneed loo matalay
Ku biir qoyska!
Subscribe si aad ugu raaxaysato muuqaal kasta oo cusub.
---
📌 La Soco Muuqaalada Cusub Todobaad Walba
📲 Nagala Soo Xiriir:
TikTok: @aizen1549
Instagram: @ebbi605056
Telegram: @+2527701911243
Weeraryahanka ugu fican dunida | BLUE LOCK 🔒🔵 | Season 2️⃣ | part 1️⃣ 🔥
Weeraryahanka ugu fican dunida | BLUE LOCK 🔒🔵 | part 5️⃣🔥
Weeraryahanka ugu fican dunida | BLUE LOCK 🔒🔵 | part 4️⃣🔥
Weeraryahanka ugu fican dunida | BLUE LOCK 🔒🔵🔥 | part 3️⃣🔥
Weeraryahanka ugu fican dunida | Blue lock 🔒🔵🔥 | part 2️⃣🔥✨
Weeeraryahanka ugu fican tarikhda | BLUE LOCK 🔵⚽️🔥
Aniga waxan ahey Adiga 🔥| waalida Itadori yuji iyo qorshaha kinjaku
From Dagon to toji to jogo to Mahoraga 🔥 | Jujutsu Kaisen’s Most Insane Battles (Full Edit)
Qulasada Jujutsu kaisen S2 | qisada Gojo part 1️⃣🔥
Qulasada Jujutsu kaisen 0 movie 🔥| .. JUJUTSU KAISEN 0 movie
Boqorka habarka 🔥| JUJUTSU KAISEN PART 4️⃣
Dhibka I heysto mudadan 💔
Wolf children full anime ✨
Boqorka habarka 🔥 part 3️⃣ ✨ | besto friendo ✨
Kaijo number 8 | kaijo number ka 8 aad 🔥
Dhibka jiro 💔🗿 | 😓
Boqorka habaarka | part 2️⃣ 🧌
Fasalka dilayasha | xalqadda 1️⃣ 🔫😁😀
Xalqadda ugu dambese anime ga |WOLF CHILDREN | maxa is bedelay ? 🍂
Gabar oo jecleyd nin dad u eke ah valse Waxa uu aha yey | WOLF CHILDREN | ✨🔥 part two
Gabar oo jeclatey nin dad u eke lkn Waxa uu aha yey
Wiil daciif ah oo laqey far habaaran kadibna Waxa uu noqona boqorka habaarka | 🗡️👻👹