Ceynte Show
Asc walaalyal kusoo dhawaada Channelka Ceynte Show.
Barnaamijyada aad ka heli Doontaan Channelkan waxaa ka mid ah:
1. Barnaamijyo Arimaha Bulshada ah.
- Sida Barnaamijyo dhiira galin ah ama barnaamijyo wacyi galin ah.
2. Barnaamijyo ku saabsan Arimaha Dhaqalaha aan wali qorshihiisa wadno.
- Sida Dhaqaalaha Soomaliya ama Dalalka kale ee Caalamka
3. Barnaamijyo ku saabsan arimaha Diinta.
- Sida maalmaha xormadda leh iyo wixii lamid ka ah.
Markale kusoo dhawoow Channelka Ceynte Show,
Ha ilaawin walaal inaa SUBSCRIBE saarto si ay kuu soo gaarayn Barnaamijyada aan kor kusoo xusnay.
Waxaad nagala soo xariiri kartaa:
EMAIL: [email protected]
Whatsapp: +252616788794
-Mahadsanidiin-
Sheeko Xikmad iyo Murti Badan Xambaarsan | Oday Garasho dheer ayaa gabankiisii waayo aragnimadiisa
Intaad Waxbadso Is Leedahay Ha Ku Dhicin | Sh. Mustafa Haji Ismail
Sheekh Mustafe oo Ummadda kula taliyay inay bartaan xirfado
Duco hadaad Akhriso aad helayso 1Milyan oo Ajar ah | Sheekh Mustafe
Qaraxa Dunida Kadhici Doonaa ee Quraanka iyo Sayniska Lagu Sheegay
Siirada Nabiga (ﷺ) | Sheekh Mustafe | Qaybta 4 aad
Makhluuqaadka Kunool Hawada Sare ee Gaaladu hada ogaatay
Muhiimada Waqtiga | Hadal Qiimo Badan | Wasiir Muxyadiin
Heerarka Cilmi baarista ee Akadeemiga ah |Levels of academic research
Ujeeddada Cilmi baarista | Purpose of the research
Case Study Research | Cilmi-baarista Kiiska
Analytical Research | Cilmi baarista Falanqaynta
Experimental Research | Cilmi baarista Tijaabada
Descriptive Research| Cilmi baarista Sharaxeed
Types of Research | Noocyada Cilmi-baarista
Waa Maxay Cilmibaaris? | Xal u helida Dhibaato dhab ah sida loo baaro
Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ | Iskudaygii Dilkii Nabi Ciise (Cs) Dallacsiin Mise Daldalid?
Hordhaca Barashada Wordpress | Wordpress Benigner Tutorial
Siirada Nabiga (ﷺ) | Sheekh Mustafe | Qaybta 3 aad
Siirada Nabiga (ﷺ) | Sheekh Mustafe | Qaybta 2 aad
Siirada Nabiga (ﷺ) | Sheekh Mustafe | Qaybta1aad
سورة المائدة كاملة للقارئ الشيخ محمد الفقية
سورة النساء كاملة للقارئ الشيخ محمد الفقية
🕋 Fadliga Xajka iyo axkaamtiisa | Sheikh Maxamuud Suuley
Miisaanka lagu garto Ninka Ragga ah | Sh Mustafe Xaaji
Dhalinyarada iyo Ciyaaraha: Saameynta Toosan ee Nolosha | Sh. Mustafe
Awooda Maskaxda Bini Adaamka | Cilmi Baaris Cajiib ah | Sh Mustafe
Dhiirigalin! 𝐃𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 Waad Gaari Doontaa 𝐇𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚𝐚𝐝𝐚 | ⭐️ Sheekh Mustafe
Maxaa Caalamka ka Socdo | Maraykanka, Shiinaha & Dalalka Islaamka | Sh Mustafe
Maxaa Sameysmi Kara 14 Billion Years kadib | Sh. Mustafe #science