Antar Hussein

Baffo Training & Consultancy: Waa Xarun kuu diyaarisay:
1- Tobabaro Gaagaan oo aad Xirfadaada Sare uugu Qaadi Karto.
2- Dajinta & Sameynta Xisaabaadka Shirkadaha Ganacsiga ayadoo la Isticmaalaayo Barnaamjiyada Cusub ee Xisaabaadka “Computerized Accounting Packages”.
3- Sameynta Xisaab-Xerka, La Talinta Shirkadaha & Khalad ka Saarida Xisaabaadka.
4- Siinta Tobabaro Joogta ah Shaqaalaha Shirkadaha Ganacsiga ah.
5- Diyaarinta Warbixinaha Muhiimka ah Ee shirkadaha Ganacsi & Falanqeyntooda (Financial Statement Analysis).