BARSAME

Ujeedkeennu waa koryeelidda magaca Allaah.
Waxyaalaha aad kanaalka Barsame kala socon karto waxaa kamida;
1. Casharro Diini ah (Kutub),
2. Muxaadarooyin,
3. Kalmado wacyi gelin ah, IWM.

Wixii kusaabsan kutubta taxanaha naxwaha carabiga sheekh Buryar,
Kala xiriir whatsapp numberka +252907996012.