Mr Oday
Ku soo dhowaada kanaalka “MR ODAY”!
Magacaygu waa Abdiaziz, waxaana halkaan kuugu soo gudbin doonaa muuqaallo xiiso leh oo ku saabsan taariikhda magaalooyinka, safarro dalxiis iyo soo bandhigidda quruxda dabiiciga ah, iyo macluumaadyo faa’iido leh oo ku saabsan dhaqanka iyo nolosha dadka dunida ku nool.
Riyadaydu waa in aan booqdo 197-ka dal ee dunida insha allah.
Waa Sidee Nolosha Habeenkii Magaalada Hargeisa | Night Life Hargeisa
Samee Xujooyinkan Ku Guuleyso 5 Dhibcood
Waxan La Kulmay 20 Qof Oo Caan ah | Hargeisa Networking Night.
Waa Sidee Nolosha Aroortii Magaalada Hargeisa | 2025!
I Weydii Caasimadaha Dalalka EUROPE Hadii aan Garan Waayo Ku Guuleyso $25 | Europe.
Safarkaygii Gobolka Ragga | Burco 2025.
Waxaan Dib Ugu Laabtay Dugsigaygii Hoose/dhexe 8 Sanno Keddib | Runtii Waan Aamini Waayay!!!
24 Saacadood Oo Aan Ku Qaatay Boorama | Socdaalkaygii Camuud & Magaalada Quruxda Badan.
Waa Sidee Nolosha Habeenkii Magaalada Boorama | Night Life Boorama.
Waxaan Ku Tuuray Falaadh Map-ka Somaliland Kedib Waxaan Booqday Meesha ay Ku Dhacday.
I weydii caasimadaha dalalka AFRICA hadaan garan waayo waxad ku guuleysanaya lacagta ku jirta bank….
Goobaha Ugu Casrisan Ee Lagu Caweeyo Habeenkii Magaalada Hargeisa | 2025.
Taariikhda Magaalada Ugu Nabdoon Geeska Africa | Hargeisa.