Bilkhayr Ahmed

Bilkhayr Ahmed Ali..
Mid Kamid ah Fannaaniinta dhowaan soo galay
Saaxadda Fanka - Waxay Billad sharaf ka heshay
tartantkii - Mogadisho Got Talent -
Kannaalka Waxaa heli doontaa
Barnaamijyo Cusub, fikardo hor leh
aniga iyo Walaashay Xamdi Bilan
ayaa laga yaaba inaan muuqaallada qaar
isla qaadaa dhigno ...Faldan Subscribe oo
nagu soo biir ..Mahadsanidiin