tutor Anwar

👨‍🏫 I’m Tutor Anwar, an English teacher with 7+ years of experience.
Waxaan kaa caawin doonaa inaad horumariso:
🗣️ Speaking (Hadalka)
✍️ Writing (Qoraalka)
📖 Reading (Akhriyo)
👂 Pronunciation & Comprehension (Akhris & Faham)

✨ Intaa waxaa dheer – waxaan kula wadaagi doonaa time management ⏰, self-development 🌱 & motivation 💡 si aad u gaarto guushaada.

🎯 Ujeedkaygu waa hal mid: Baro English si kalsooni leh oo noloshaada horumar ku daro.