Ali Petroleum Channel

*Ali petroleum Channel*
Waa chanel lagusoogudbiyo vedioyaal waqtigooda kooban Kusaabsan Dhirigilin Diini Oo marjaceedu yahey Nooleyaha Quluubta (Al-Quraan) iyo Iftimiyaha Wadada (Al-Sunnah) Iyo xikmado iyo Khibrado lagakasbadey qisooyin Waqiciga ah & isbedbedelka nolosha.
Si hamiga dhalinyerta kor looguqaado lagunadhirigiliya hor usocod si ay uqaaraan sacaadatu aldaareen.
Sidookle waxaa lagusoogudiyaa Vedio Documentaries muhiim ah oo Tarjuman.

#Soojedin Iyo iskudabarid :
*Motivational Speaker and petroleum Geologist : Ali Adan*.