Jiil Media
𝗛𝗮𝗹-𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿. 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻. 𝗠𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗼.
Talloow Dagaalkaan Ka Dhaxeeyo Faarax Iyo Xaliimo Goormuu Dhamaanaa?@jiilmedia
Waayga Hadduu Baryaba, TikTok-ga Soomaalida Waji Cusub Buu La Soo Baxaa Sidaan Oo Kale.@jiilmedia
Dhallinyarada Maanta Jirta Sida Ay Ku Bartaan Balwadda Iyo Xagtooyada Midaan Aa Sabab U Ah.
Inta Aadan Guursan Ka Hor Shantan Ka Baro. Adiga Qodobkee Is Leedahay Si Gaaraa Ugu Baahantahay?
Maxaad ku xasuusataa Macalimiintaada wax ku soo baray? Fariinna halkaan uga dir.
Intuu islahaa Xaas labaad gacanta ku soo dhig maxaa ka raacay hee.
Dhac iyo Isbaaro Caadi Ah Sow Maaha In Aad Ku Mano Sheegato Qofaad Wax U Qabatay Shalay?
Maxaad ka Baratay Qisadaan Cajiibka Ah? Agoonkii Xifdiyay Qur'aanka Iyo Axaadiista Asagoo Yar.
Haddii Dumarka Furiinka Loo Dhiibi Lahaa Balaayadan Aa Dhici Lahayd.
Dadka Qaar Il Biriqsiyada Ay Sugaayaan, Balse Su'aasha Danbe Ayaa La Idinkaga Fadhiyaa.@jiilmedia
Dadka Qaar Inay Arooskaaga Imaadaan Ay Ku Leeyihiin Hebel Ama Heblaayo Dooq Xumaa. @jiilmedia
Haddii Aad Saaxiib La Tahay Qof Shaqsiyadaan Leh, Kolleey Dhibaa Qabtaa.
Film Qosol Badan| Abdihaliim Ali Iyo Burcadkii Diyaaradda Saarnaa Maxaa Kala Qabsaday?
Shantaan Adoo Baratay Ka Waranbo Haddii Aad La Soo Taagan Tahay Wajigaa Iga Halaysan?@jiilmedia
Shaxda Ay Dagaan Ragga Qaar Marka Dumarka Ay Dhahaan Qof Kalaa Baranaa.@jiilmedia
Dhallinta Qaar Ee Ka Faano In Lacag La'aan Lagu Shaqeeyo Biloowga Hore Tanoo Kalaa U Danbayso.
Talloow Saxaafaddii Sidii La Yaqiinay Ma Laga Badalay Oo Sidaan Maa U Danbaysay?
Xaafad Walba Ay Soomaali Degto Malaga Waayo Qof Sidaan Oo Kale Ah. Yaa Kugu Soo Dhacay?@jiilmedia
Haddii Lagu Dhaho Sheekadaan Oo Kale Jil Qaybtee Ku Dhiiqan Lahayd Oo Ku Hakan Lahayd?@jiilmedia
Haddii Aad Ku Caajistay Iidheh-yada Aan La Jaanqaadi Karin Dunida Casriga Ah, Jiil Media Ugu Imaaw.
Waa Iska Sidaan Marka Aad Soo Guursatid Gabar Maseerleey Ah.@jiilmedia
Adoo Is Leh Soomaalidii Iyo Warkooda Yurub Iyo Canada Ka Aaday Sidaan Gacanta Ma Lagugu Soo Dhigay?
Kawaran Carruurta Qaar Ayagoo Og Daruufta Gurigooda Iyo Waalidkooda Ayay Hadane Kala Jecleen.
Dhallinyaro Badan Kuma Baraarugsana Halista Ka Dhalan Karta In Jidka Wax Lagu Dhagaysto.
Soomaali Hadaa Nahay Shaqadaan Iyo Shaqooyin Kaloo Badan Badankeen Waxaan U Argnaa Ceeb.
Hebeloow Maad Guursatid Weli In Lagu Dhahay Dib Ma Usoo Xasuusatay Meherka?@jiilmedia
Hormarkayga Laga Xunyahay Talloow Dadka Maxay U Wada Dhahaan? Cadoowga Ay U jeedaan Aaway.
Soomaalida Maxay Ceeb Ugu Arkaan In Ninku Xaaskiisa la Joogo Xilliga Foosha? Dhaqan Samaysmay!!!
Wiilasha Iyo Gabdhaha Sababta Ugu Wayn Ay Illaa Hadda U Guursan La'yihiin Waa Tan.@jiilmedia
Ka Waran Qof Nimcada Uu Haysto Aan Lagu Karin Ku Xamdi Ee Wax Un Ka Sheeg Sheega?@jiilmedia