Xayaat Kajal Official

My name is Xayaat Salax and my YouTube channel consists of a little of everything like Shortfilms and Comedy, Beauty, Lifestyle , Prank & all Entertainment!

Hope you all ENJOY my channel and would like to be apart of XAYAAT KAJAL

Magacaygu waa Xayaat Salax, kanaalkayga YouTube waxaan kusoo bandhigaa waxkasta oo ey asxaabteyda xiiseyso sida filimadda gaagaban iyo ilaqosolka, Isqurxinta, Hab-nololeedkeyga, Prank & waxkasto maadi iyo madadaalo noqonkaro !

Waxaan rajeynayaa inaad dhammaantiin ku faraxsanaataan kamid ahaanshaha Channelkeyga oo aan jeclaan lahaa inaad markasto kuxirnaatan Kanalkeyga XAYAAT KAJAL