Ajmal Services

Ajmal Dagan channel wuxuu kaa haqab tiraayaa macluumaadka dhulkaaga hooyo gaar ahaan Caasimada Dalkeena ee Muqdisho. Sida xaafadaha caasimmada ,guriyaha, dhulka iibka ah Guriyaha kirada ah.. sidoo kale wado kasta iyo xaafad kasta ee Gobolka Banadir ayaan idin soo duubbaynaa oo aan idin dhaxgaynaynaa si dhib la aan ah.
Qofka doonaayo in uu inala soo xiriira waxaad nagala soo xiriiri kartaan facebook linkiga, whatsapp linkiga iyo sidookale qaybta chattka channelka.