SRTV Somali
DAWLADA DEEGAANKA SOOMAALIDA WAKAALADA WARBAAHINTA (SRTV)
“Dhiirigalinta ay macalinka iyo waalidku siiyaan ardayga waxay door weyn ka qaadataa mustaqbalkiisa.
Isbadelkii kadib waxaa kor loo qaaday hannaanka cadaaladda lana casriyeeyay adeeg bixint
Wax ka baro taariikhda adeegsiga hargaha Shabeelka iyo agabyada laga sameeyo.
Daahfuurka manhajka cusub waa tallaabo muhiim ah oo horay loo qaaday.
Nidaamka cadaaladda ee Deegaanka waxaa guulo wax ku ool ah laga soo hooyay 7dii sano.
142 gabdhood ayaa muddo kooban ku bartay xirfada tolidda dunta.
“Qofka aan quudkiisa haysan ma haysto go’aankiisa"
Mashruuca marinada miyigu waa mid wax ka badalaya hab nololeedka bulshada reer miyiga ah.
Sidee ayuu shacabka Deegaanku uga falceliyay go’aanka sheegaya in shidaalka Deegaanka 50% helayo?
Khayraadka gaaska dabiiciga ah wuxuu door weyn ka qaadan doonaa soo saarista iyo ballaarinta tamarta
Wax ka ogoow taariikhda iyo farsamada cajiibka ah ee maraakiibta jabiya barafka badaha.
Daawo muuqaalkii Layla Axmed-nuur, gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah oo bajaj ku shaqaysata.
Sanadkan waxaa noo qorshaysan inaan soo saarno ardayda deegaanka iyo dalkaba ugu dhibcaha sarreeya.
"Haddii aad Jigjiga ka maqnaato laba bilood waxaad dareemaysaa isbadal weyn oo ku soo kordhaya"
Tahriibku ma aha oo kaliya safar khatar ah, waa ilinta waalidka qoysas badan oo Soomaaliyeed.
Isku soobax lagu taageerayo dhamaystirka iyo daahfurka biyo xidheenka Abay aya ka qabsoomay Jigjiga.
Dunida tiknoolajiyada ayaa maanta gashay xilli cusub, shirkadda Apple oo soo bandhigtay iPhone17.
Barnaamijka dunida haweenka iyo midka mid ah gabdhaha Deegaanka ugu cadcad. Hoos ka daawo.
Imtixaankii heer qaran ee ardayda fasalka 12-aad ee dugsiga Hoyga Jigjiga 99% ardayda ayaa baastay.
Wax ka ogow taariikhda Baskii ugu horeeyay ee bariga dhexe.
Maxaad ka taqaan dhagaxa qadiimiga ah ee ku yaalla magaalada Jigjiga? Hoos kaga bogo.
ATC (Air Traffic Control) waa lafdhabarka duulimadyada caalamiga ah, maadama ay si joogto ah u hagan
“Biyo-xidheenka Abaay waa mashruuc abuuri doonna fursado kumanaan ah”. Wasiirka Warfaafinta DDS.
የሶማሊ ክልል 7 ፍሬያማ አመታት! በሚል በሶማሊ ክልል መንግስት ኮሚዩኒኬሽን ቢሮ የተዘጋጀ ዘጋቢ ፊልም
Jigjiga waxay xalay martigalisay jiil cusub oo xirfado casri ah iyo sumcad shakhsiyadeed dhisanaya.
Kordhinta mushaarka wuxuu qayb ka yahay meel marinta barnaamijka dib u habaynta dhaqaalaha ee dalka
Quwadda korontada ee laga dhalinayo biyo xidheenka Wabiga Abay ayaa la filayaa inuu daboolo baahida.
"Wakhtiga ood sifiican umaaraysid waa furaha guusha aad hiigsanayso” qaar ka mid ah bulshada.
Goobaha adeegbixinta bulshada oo leh bilic wanagsan waxay gacan ka geystaan firfircoonida shaqaalaha
“Xilliga xagaagu waa wakhtiga kaliya ee ay dhalinyaradu qaban karaan hawlo tabarucaad ah".