BERISAMAAD-HEESO.

Ku soo dhawoow channel kayga waxaan idiin ku soo bandhigidoona heeshii hore ee soomaaliyeed oo aan si farxamaysan oo muqaal qurux badan oo HD ah leh aan u soo habeeyey. (Edited)
Waxaan rajaynayaa inaad u bogi doonto daawashada iyo dhegaysigooda.
FADLAN WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD II RUKUMATO (subscribe iyo LIKE 👍) ii saarto. Mahadsanidiin.