Soomaaliweyn Media

Somalia Media waa kanaal YouTube ah oo madax bannaan, u heellan soo gudbinta warar xaqiiqo ah iyo daboolidda dhacdooyinka gudaha iyo dibaddaba.
Waxaan diiradda saarnaa in daawadayaasheenna ay helaan warbixinno sugan, dhacdooyin maalinle ah, iyo muuqaal sharaxaad leh oo wacyi gelinaya.

Ku soo biir bulshada Somalia Meida adigoo subscribe saaraya, like iyo share dhahaya. Ku raaxayso warar la hubo iyo muuqaal tayo leh – Somalia Media.