SomBoys
🎉 SOMBOYS 4 saaxiib, hal koox, madadaalo aan xad lahayn!
Annaga waa SOMBOYS Hassankii, Cabdicasis Caska, Ayanle Zone, iyo Saed Sico. Waxaan idiin keennaay challenges waalan, kaftan dhab ah, iyo content aad ku raaxaysan doonto mar kasta.
Qosol aan joogsi lahayn, caqabado la yaab leh, iyo xiriir saaxiibtinimo oo ka muuqda muuqaallada taas waa waxa naga dhigaya SOMBOYS.
Halkan madadaalo run ah ayaa ka socota Haddii aad diyaar u tahay inaad ilinta ka ooyso qosol darteed, subscribe noogu dhig, kana mid noqo reer SOMBOYS