Siraaju Diin TV

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

----------------------------

Ku Soo dhowoow Kanaalka Siraaju Diin Tv

Waxa Ugu Qaalisan Aduunka Waaa Wakhtiga..⏰

Qeyb kamid ah Wakhtiqeyga Ayaan Ku Bixyaa Si aan Meeshaan Ugu soo gudbiyo Wax Walboo Kheyr Ah Sida :

Duruusta Kutubada , Saliga Nebiga ﷺ , Muxaadarada , Wacdiga , Subacyada Quraanka Iyo Kuwa Kitaabada , Salawaat Qoraala , Dikriyaasha.. Iyo Dhmn Wixii Kheyr Ah..🌻

--------------------------------

📌FADLAN WALAAL
• Haddii Ay Tahay Markii Kuugu Horraysay Subscribe Saar Channel-ka 👆
• Haddaad Nala Socotay Waad Ku Mahadsan Tahay..❤
• Share ♻ الدال علىٰ الخير كفاعله ♻

---------------------------

📌 Ilaali Waqtiga Salaadda..⏰👀

--------------------------

Mahadzanid..👍👍