BULQAAS MEDIA
BULQAAS MEDIA WAXAA UU HALKAN KUUGU SOO BANDHIGAYAA OO AAD KA DAAWAN DOONTAA BARNAAMIJYO TAYO LEH OO XAMBAARSAN WAXYAABO LAYAAB LEH OO DHEGAHAAGA KU CUSUB OO AADAN WALIGAA MAQLIN AMA ARKIN. HADABA SI AAD U NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA CAJIIBKA AH EE AAN SOO DHIGNO, HA I ILOOBIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO CHANNELKAN GAMBALEELKANA FURATO.
Magaalada ugu dhuuban adduunka ayaan maanta kuu hayaa haddii wax badan la faalleeyey hablaha
Dal Afrika ah oo qaati ka taagan kaniisadihii, albaabadana isugu dhuftay ilaa iyo 6,000
Dubai daraaheeda dhaadheer baad iska aragtaye maxaad ka taqaan sharciyadeeda u gaarka ah?
Hooyadiis oo meyd ah ayuu guriga ku haystey muddo 3 sano ku dhow waxaana ay noqotay dhacdo laga naxo
Maxay kusoo arkeen Antarctica? Tara waxay wajahday duufaano xoog leh, dabaylo dad dharbaaxi kara oo
Weligaa lacag dhan 135,000 oo doolar inta cidla ka heshay dib ma u celisey kadibna 500 oo doolar..
Maxay Itoobiya u leedahay 13 bilood sanadkii, maxayse 7 sano uga dambeeysaa dunida?
Qofkii kugu yiraahda waddamada Gacanka Carabta oo dhammi waa saxaare warkiisa iska hubi?
Adoo mushahar bilaash ah bil walba lagu siinayay 20 sano, shirkadii kusiineysay maku maxkamadeyn ?
Maxaad ka taqaan Magaalooyinka ugu Muslimiinta badan Maraykanka?
Dusha marka laga eego waxaa loo maleeyaa jid caadi ah oo daad ku soo rogmadey mase aha sidaa
"Faroole iyo AUN ra'iisal wasaarihii hore Nuur Cadde ayaan mar imtixaanka wada galnay" Gen.M. Xaaji
waxay u bixiyeen magacyo lagu dambaabayo sida jannadii runta ahayd, jannadii jiirada qarsoon naga
Weli Pizza aad dalbatay boolis guriga makuugu keenay? Maxaad se dareemi laheyd hadiiba ay dhacdo?
Waa meel ay dhuxulaha naareed weligood ka shidan yihiin iyagoo marnaba aan damayn.
Waa meel eygu uu qabanayo shaqadii waalidka ama baska iskuulka. Isaga ayaa lagu halleeyaa.
Waxaa uu ka mid ahaa ciidankii 2-dii markab ee ugu horeeyay abid ay soomaaliya yeelato
Dadka qaar baa u maleeya in aad dhul weyn aad u baahan tahay si aad guri qurux badan u dhisato!
Baruurtiisa badani kama hor joogsan inuu gabadh Qalanjo qoor dheer quruxda badan uu guursado.
Guriga geedka ama buulka shimbireed ee Norway marna ma u hoyatey?
Waa maxay sababta uu kala bar dalka Maraykanku u yahay mid cidla ah oo haawanaya?
Maxaad ka ogtahay Dekeda ugu dhaqdhaqaaqa badan uguna weyn adduunka ?
Waxay kuugu daran tahay markaad sii qooraansato dhismaha oo ay kuu muuqdaan dad af yaxaas gelaya.
Gabadhii iyada bilyaneerka iska dhigtay ee aan dhaxalka u helin hantideeda.
17 sano dambi aadan gelin oo qof kuu eg uu galay xabsi ku qaado sow xanuun maaha?
5 khalad oo ay ragu dumarka ku sameeyaan iyaga oo is leh ha la idin sii jeclaado balse xaaladda...
Ma anaa is lahaa jiir baa dad badbaadin kara?
Wadanka ugu cunsurisan Yurub, wadankee u malayneysaa inuu yahay?
Sucuudigu wuxuu soo wado iyo webiga yaa weyn? Waxaan hore adduunka uga dhicin buu rabaa
Sidee bad, webi ama haro weyn oo biyo ka buuxaan waddo biriij ah looga dhisaa?