Wacaal Channel
Wacaal channel waa shabakad u adeegta bulshada kana haqab tirta haddeey noqon laheeyd muuqaalo kusaabsan siyaasada arimaha gobolka wareysiyo xiiso badan madadaalo iyo sidee kale sheekooyin xiiso badan fadlan nagu soo biir oo Subiscribe saar channel keena si aad noola socoto
Dowladda Oo Qalab Qaafimaad Iyo Dawo Gaarsiiday Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Dolwadda Soomaaliya Oo Xaqiijisay Inay Kordheen Kiisas karoona ee soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay Amar culus.
Taliska Booliiska ayaa ka hadlay sida uu udhaqan galay bandowdii lagu soo rogay gobalka Banaadir
Madaxweynaha Puntland iyo Beesha Caalamka kulanka maqal iyo muuqaal Yeeshay.
Caddaalad darro ka jirta bandowga habeenkii lagu roo rogay Deegaanada Punland !
Bandow caawa ka dhaqan galay Muqdisho.
DEG DEG : Dowladda Soomaaliya Oo Xaqiijisay Inay Bukaanno Kale u Geeriyoodeen Cudurka Karoona.
Daawo : Fanaanka Cumar Shooli oo aas qaran Loo sameeyay 15 04 2020.
Daawo : Taarikhda Fanaanka Cumar Shooli oo geeriyooday 15 04 2020
DEG DEG : Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday War Farxad leh.
Dowladda Soomaaliya Oo Bandow Habeenkii Ah Ku Soo Rogtay Magaalada Muqdisho.
DEG DEG : Qofkii Labaad oo Muqdisho ugu dhintay Coronavirus.
DEG DEG : Puntland oo ka hadashay Qarax caawa ka dhacay Garowe.
Alshabaab isugu jira Rag iyo Dumar Qaraxyo ka geystay Muqdisho Oo Xukun culus lagu Riday Daawo Video
Kheyre oo manta dhaawacyadii ku sagootiye airport adan cadee Dalkee loo qaday?
wariye somaliyeed oo si kulul oga hadlay hadalkii kasoo yeeray mohamed bk
Xabiib farah ayaa yidhi “ MOHAMED BK WAA KANSAR SOMALIDA KU DHEX JIRA “
sidee youtube lacag badan aad oga sameeyn kartaa?
Maxeey shabaab aysan wali u sheegan weerarkii shalay ee Ex control Afgooye
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqday dhawacyada dalka dibariisa loo qadaye Garoonka Aden cadde Airport
dhaawacyadii qaraxa shalay kuwaxyeeloobay ayaa loo qaaday dalka dibadiisa maxad kala socotaa?
Xassan cali kheyre oo ka qeeyb qaadanaya gurmadka deg dega ah qaraxii shalay kadhacay muqdisho
Gudoomiyaha Golaha shacabka ayaa tacsi tiiranyo leh u diray dadkii ku dhintay qaraxii Ex control
Xassan Sheekh maxamuud ayaa si kulul u cambaareye dowlada dhexe
Taliyaha ciidanka boliiska somaliyeed Oo war bixin sax ah ka dhiibey qarixii kadhacay ex kontorol
Sheekh shariif sheekh axmed oo dowlada fedaralka eedeyn culus usoo jeediye Daawo Muuqal
DEG DEG maxaadan ka ogeeyn oo ku saabsan qaraxii manta wareysi xasaasi ah
Madaxweynaha puntaland ayaa tacsi tiiranyo leh u diray shacabkii lagu xasuuqay manta muqdisho
Gudoomiyaha gobalka banadir cumar finish oo ka hadlay khasarahii uu geeystay qaraxii manta