Bariirah’s LifeStyle

بسمالله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة وبركاته

waxaad kusoo dhawaataan
Channel Bariirah Barwaaqo . waxaad kaga faa iideysan doon taan waxyaabo badan oo kala duwan. sida , xiriirka kadhaxeeya ilmaha iyo waalidka, iyo waalidka dhaxdiisaba . Sida timaha,iyo jirka loo nafaqeeyo. iyo waxyaaba badan oo aan halkaan kusoo koobi kareyn iinshaa Allah. Haduu Allaah Cazaawajalla noo saamaxo. Wixii su'aal ah waan kaaga jawaabi doonaa weliba anigoo kufaraxsan inaad iweydiiso iinshaa Allah. JizaakumuLLAAHU Kheyran Jizaa. WabiLLAHI Towfiiq