Tafsiir TV

ASSALAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUH

Ku Soo Dhawaada Tafsiir TV,

Ujeedkeenu Waa inaan Idiin Soo Gudbino Tafsiirka Qukuraanka Kariimka Ah oo dhameystiran.

Dhamaan Culumada Afka Somaaliga ku fasirta Quraanka Kariimka ayaan idiin soo galin doonaa Insha Allah.

Waxaan idinka Codsanayaa Inaad sii Faafisaan oo aad Gaarsiisaan Qof Walba si aan ajar ooga wada helno Dhageysiga Tafsiirka Quraanka Kariimka,

Hadii aad aragtaan wax aan qalday igu booriya inaan saxo.

waxaad Nagala soo xiriiri kartaan Email-kaan :- [email protected]